Shirqoolo lagu beegsanayo Mucaaradka Axmed Madoobe oo la sheegay in Kismaayo ka bilaabatay

Siyaasiyiinta iyo dadkii kale ee kasoo horjeeday dib u doorashada Sheekh Axmed Madoobe ayaa lagu soo waramayaa in ay lasoo daristay cabsi la xariirta in dhibaato kala kulmaan ciidamada daacada u ah Madaxweynaha Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe. Cabdirashiid Maxamed Xidig oo Musharaxiinta isbadal doonka Jubbaland u doorteen Madaxweyne sidoo kale ah Xildhibaan katirsan golaha shacabka … Continue reading Shirqoolo lagu beegsanayo Mucaaradka Axmed Madoobe oo la sheegay in Kismaayo ka bilaabatay